Somalia Inadvertently Promotes Somaliland Restoration of Sovereignty

1
280

Today, in Mogadishu, the Federal Parliament of Somalia approved on absolute majority a motion denying the United Arab Emirates’ DP World to operate in Somalia soils.

In fact, what they wished to achieve by submitting a  DP-World-related motion to the floor was to highlight Mogadishu’s displeasure of the ground-breaking re-affirmation of an agreement to rehabilitate and modernize Berbera port which the Somaliland government entered with DP World on May 9, 2016.Only 11 members of parliament, led by professor Ibbi, cautioned moderation in the issue, proposing that the motion be struck out of today’s agenda points deliberation.

Out of 170 members present, 151 voted for inclusion, 17 voted against it and 2 abstained.

Following a brief, emotion-ridden discussion of the issue, 168 voted for a blanket ban of DP World stay in ‘Somali’ soils, denying it all forms of involvement in trading in and/or with ‘Somalia’ ports. One MP abstained where another voted against the decision.

Today’s motion which the FPS passed against DP World, effectively, highlights several points all in favour of Somaliland.

For one, as Somalia had no jurisdiction, influence or power over Somaliland governance since 1991, there is nothing it can do to reverse the Somaliland-Ethiopia-DP World Agreement on Berbera port development. Secondly, P&O Ports of DP World has entered a similar agreement with the Puntland Federal State of Somalia, and a rejection of this administration of the FPS motion would further score the feeble hold of Mogadishu over its own satellite states let alone its former, much more democratically developed the Republic of Somaliland. Thirdly, the Somalia motion will further cement Somaliland unity as it would certainly re-train international attention on a Somaliland it has largely ignored diplomatically for the past 28 years, thus opening a gateway for a renewed discussion on the inalienable rights of the former British Protectorate to restore its 196 sovereignty which was temporarily lost to an illegal, ill-consummated political union with the Italian Trusteeship of Somalia.

Lastly, the FPS hammered the last nail on a casket it interred the last remains of the tottering Somalia-Somaliland talks since the motion it passed starkly manifests the deep, unrealistic animosity Somalia holds for Somalilanders, their successful trail-blazing development initiatives and blossoming democracy.

Somaliland has always maintained Somalia short-changed Somaliland interest since day one, hence the rigged up referendum and an attempted coup de tat in, respectively, 1963 and 1961.; and that any semblance of unity was legally brought to an end by the military takeover of 1969.

The agreement with DP World opens a wide vista of opportunities for Somaliland, especially in the economic and diplomatic/political forums.

It is now up to Ethiopia and the Emirates to hit Somalia where it hurts most by diplomatically recognizing the Republic of Somaliland and by pulling out of their costly contribution to Somalia’s failing security.

READ ALSO: Somaliland legislators fully approve MoU with DP WorldREAD ALSO: Somaliland: 9 instances of ‘Republic of Somaliland’ in MOU with DP World 

 

1 COMMENT

  1. DP WORLD MA AHA SHIRKAD MAALGASHI, EE WAA DULLINKA DEKEDAHA (PARASITE) AMA HAY’AD SIYAASADEED
    Ecuador waxay ku maal gelisay $1 billion ooy ku hor marinayso kaabayaasha ganacsi ee dekadaha waana 50 sano heshiisku, waa barobogaando waayo maka soo geleyso
    Peru dekada callao iyana waxay ku maal gelisay inaan ka yarayn intaas in ka yareyn ,
    Dominican republic dekada Caucedo sidoo kale,Prazil dekada santos , Argentina dekada Buenos aires, Panama.
    Waxaaa la leeyahay ganacsiga ay la leedahay latiin America wuxuu gaarayaa $35 billion kaliya Panama sanadki lasoo dhaafay waxay la samaysay $20.6 million taasi ma runbaa mase badeecadaha transitkaa ayay ka dhigaan inay iyagu soo saaraan mise brobogaando siyaasadeed
    Dubai sooma saarto shidaal qayraad kalena ma leh marka laga reebo inay tahay xarun ganacsi ta ugu weyn ee kala gudbisa badeecooyinka kakala yimaada daafaha caalamka
    GOORMAA UAE SIDAAN CAAN U NOQOTAY sababta aqri
    Dubai kuma taalo meel istaraatigi ah lkn sidee bay ku kasbatay inay noqoto xarunta ganacsiga ee bariga iyo bartamaha caalamka aan taariiqda dib u raacno
    Bilowgii 70kii xarunta ganacsi ee bariga dhexe ugu wayn waxay ahayd dekada Cadan waxaan filayaa dad badan oo weli nool inay xusuustaan dekada cadan iyo tan hobyo xiriirkii ka dhexeeyay
    balse isbedelkii siyaasadeed ee dawladii koonfurta yaman ee ay qaadatay nidaamka shuuciga ayaa siisay fursadii ugu horeysay sidaa si la mida waxaa fursad siisay dowladii dhexe ee somalia ee xilligaaoo nidaamkii hantiwadaaga qaadatay Somalia waa ka istiraatijisan tahay xitaa yaman maadaama ay heysato halka ay isaga xirmaan badda cas iyo badweynta india
    Ta labaadna waxay ahaayeen dekadaha iiraan eek u yaal gacanka iiraan waxay la wareegtay xarumihii gancsi ee dekadahaas ka dib markii la afgambiyay 1979 shaahi iiraan ee xukumayay dalka iiraan iyo dagaalkii dhex maray iyaga Ciraaq hada kama hadlayno sababta ka dambeysay dagaalkaas balse ilaa iyo hadda dalka ugu horeeya ee wax ka dhoofsada dekadaha dubai waa iiraaniyiinta dalka labaad ee kusoo xiga waa dalka somaliya,balse marki UAE diiday aqoonsiga passporka somaliya Ethiopia ayaa somalidii siisay passporka taas oo kaalinta labaad gelisay dalka Ethiopia fursadaas dalka jabuuti oon walaalaha nahay waa dayaceen
    ka hor dhicitaankii dawladii dhexe waxa yaraa ganacsiga ka dhexeeya Somalia iyo dubai marka laga reebo waxoogaa kunteenaro ah oo transit ku soo mara soomaliduna ganacsigooda waxay toos uga soo waaridi jireen china japan labada kuuriya india iyo yurub iyo America hadii aa taariiqda dib u baarto ma heleysid xiriir ganacsi oo ka dhexeyn jiray marka laga reebo heshiis carabnimo iyo mis islaanimo Somalia kaliya maahee caalamkoo dhan wax ganacsi lama lahayn waayo waxay ahaayeen dad iska baahan oo lama degaan degan waxayna wax ka soo qaadan jireen sekadana siin jiray walaalahooda carbeed ee ay hada jiritaankooda tirtirayaan sida siriya ciraaq yemen iyo Somalia
    hada ka hor waxaa soo weeraray maraakiib dagaal ooy lahaayeen Iiraaniyiinta dawladihii usoo gurmaday waxaa koow ka ahaa ciidamada bada ee somaliya oo u diray markab dagaal
    aan dib ugu laabano laatiin America makula tahay in $35 billion ganacsi dhan ay dubai la samaysay latiin America anigu u malayn mayo mana jirto ayaan leeyahay lkn waxaan u arkaa brobogaando loogu talagalay dadka geeska Africa ku nool ineey ku sirmaan waana u hir gashay ilaa hada sida muuqata lkn masii socon doontaa
    Dp world waxay heshiis lagashay Ereteria dekada casab lkn maka macaashtay Ereteria jwbtu waa haa waayo Ereteria waa dal ka xiran aduunka intiisa kale dekada casabna waxba kama soo degaan xitaa dawlada Ereteria waxay isticmaashaa dekeda Musawac dawlada imaaraadkuna waxay bixisaa dhamaan shidaalka ay isticmaasho dawlada ereteria waxay kaloo bixisaa dhamaan mushaaraadka ciidamada ee wadankaas
    dawlada Jabuuti ayay la gashay dekada dooraale mudo 30 sano ah lkn marki ay arkeen ineeysan wax hurumar ah samaynin weey isaga baxeen heshiiskaas dacwo ingriiska ka dhacday ka dibna waa laga gar helay dawlada jabuuti lkn waxay aqbaleen ineey mag dhaw bixiyaan sidaasna ay isku dhaafaan waxaa jira heshiis qabyaa oo ay hada jibuutiyaanku lagalayaan shirkado laga leeyahay Singapore iyo chine kuwaas oo laga yaabo ineey u celiyaan lacagta ay sheeganayso Dp world
    waxay lagashay heshiis Dalka yemen dekeda Cadan heshiis 35 sano ah waxayna balan qaadeen inay sanadki ka dhoofin doonaan 100.000 oo container lkn waa benoowday waxayna ka dhigeen 10,000 oo container taas oo ka caraysiisay yamanta waana sababta dagaalka yemen salka ku haysa
    waxay heshiis maalgashi la saxiixdeen dekado ka mida kuma maraykanka lkn waxaa si aqlabayid leh ku diiday labada aqal ee maraykanka iyagoo ku tilmaamay wax lagu qoslo lkn dawlada maraykanku waxeey ku dhiiri gelisay inay dekadaha caalamka ugu muhiimsan ee gacanka cadan iyo badweynta india inay qabsadaan saldhigyo melatarina ka samaystaan iyagoo ka masuul ah dawlada maraykanka si dadban tusaale’ saldhigii dekada berbera ee maraykanku ku lahaa xilligii dawladii dhexe waxay uga kiraysneyd $40.000.000 taas oo manta lacag la’aan uga samaysan karaan waxay rabaan iyagoo aan soomali kala hadlaynin balse UAE iyo ETHEOPIA taas waxaa marqati u ah heshiiska somaliland iyo dp world ay galeen waxaa ku qoran inay ka kirayn karto cidaay doonto taasina sababta ay Ethiopia u siisay 19%
    dp world waxay dad Somali ah heshiis kala galeen dekeda berbere iyo boosaaso ma dhahaayo Somaliland iyo puntland waxay hada u socdaan jubba land iyo koonfur galbeed
    sidoo kale ma dhahaayo Somaliland iyo puntland xaq uma leh ineey dantooda fiirsadaan mar hadaan dowladii dhexe kaalinti ay lahayd kazoo bixi wayday sabab kasta ha jirtee lkn waxaan leeyahay wax dan ah uguma jiraan dadka soomaaliyeed meel kaztoo ay joogaan
    hadaan wax ka dhaho hadalada labad baarlamaan ee koofurta iyo waqooyiga anigoo ixtiraamaya inaan loo baahnayn haday diidaan iyo haday aqbalaan waayo aduunyada hada joogta ninki xoog leh sharci ma qabto marka caloosha cirta markaa dad noqotaan wax diida ama yeela waxaanse idiin sheegayaa inaan midkiin wax noqon doonin adinkoon midoobin
    waxaan la dar daar mayaa somali land laba walaala midkood dulqaadkiis ayay sharaf ku yeeshaan kuna wada noolaadaan somaliya waxba noqon mayso adinkoo ka maqane soomali mideeya sabra walaallihiin weeye koonfurtu way idiin dhaamaan wlhi blhi CARAB IYO ITOOBIYAAN
    waxaan ka cudur daaranayaa inaan ku soo darin tixraaca heshiisyada aan ka soo hadal nay iyo dhacdooyinka lkn waxaan balan qaadayaaa hadii loo bahdo inaan idinla wadaago insha’alaah BERRITO WAXAAN KA HADLI DOONAA DANTA AY KA LEEDAHAY DP WORLD AMA UAE QABSASHADA DEKEDAHA GACANKA CADMEED IYO BAABUL MANDAB IYO SABABTA AY ITOOBIYA DHABARKA UGU WADATO EE YAAN LA MOOGAAN

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here